To: our somali-speaking customers

Wargalin !

Dhamaan shacabka  waxaan ugu bishaareeneynaa in Shirkadda DNA Global Medical ee ka howl bilowday Somalia   gaar ahaan Muqdisho waxaan ogeysiineynaa Dhamaan shacabka ,Hey’adaha garsoorka  Gaar ahaan Xafiiska Dowladda ee Xeerlilaalinta , Laamaha Socdaalka , Safaraddaha , Hey’addaha ka shaqeeya Arimaha Daddka qaxootiga ah in shirkadda DNA Global Medical ee si toos ah uga shaqo bilowday oo ee fulin karto dhamaan noocyada adeega DNA GA ah (Legal DNA Tester & Privite DNA Tester) Halkan waxaan ku soo daabici doonaa warbixin Dhameestiran insha Allah .

Abshir Ahmed

General Director

DNA Global Medical / EU & East African Countreis