To: our somali-speaking customers in Kenya

Wargalin !

Dhamaan shacabka Kenya  waxaan ugu bishaareeneynaa in Shirkadda DNA Global Medical ee ka howl bilowday Kenya gaar ahaan Nairobi waxaan ogeysiineynaa Dhamaan shacabka ,Hey’adaha garsoorka . Laamaha Socdaalka , Safaraddaha , Hey’addaha ka shaqeeya Arimaha Dadka qaxootiga ah in shirkadda DNA Global Medical ee si toos ah u shaqo bilowday oo ee fulin karto dhamaan noocyada adeega DNA GA ah (Legal DNA Tester & Privite DNA Tester) Halkan waxaan ku soo daabici doonaa warbixin Dhameestiran insha Allah .

Abshir Ahmed

General Director

DNA Global Medical / EU & East African Countreis