To: our somali-speaking customers in Uganda
Wargalin !
Dhamaan shacabka waxaan ugu bishaareeneynaa in Shirkadda DNA Global Medical ee ka howl bilowday Uganda gaar ahaan Kampla waxaan ogeysiineynaa Dhamaan shacabka ,Hey’adaha garsoorka . Laamaha Socdaalka , Safaraddaha , Hey’addaha ka shaqeeya Arimaha Dadka qaxootiga ah in shirkadda DNA Global Medical ee si toos ah uga shaqo bilowday oo ee fulin karto dhamaan noocyada adeega DNA GA ah (Legal DNA Tester & Privite DNA Tester) Halkan waxaan ku soo daabici doonaa warbixin Dhameestiran insha Allah .
Abshir Ahmed
General Director
DNA Global Medical / EU & East African Countreis