To: our somali-speaking customers in Ethiopia

Wargalin !

Dhamaan shacabka  waxaan ugu bishaareeneynaa in Shirkadda DNA Global Medical ee ka howl bilowday Ethiopia  gaar ahaan Addis Abeba waxaan ogeysiineynaa Dhamaan shacabka ,Hey’adaha garsoorka . Laamaha Socdaalka , Safaraddaha , Hey’addaha ka shaqeeya Arimaha Dadka qaxootiga ah in shirkadda DNA Global Medical ee si toos ah uga shaqo bilowday oo ee fulin karto dhamaan noocyada adeega DNA GA ah (Legal DNA Tester & Privite DNA Tester) Halkan waxaan ku soo daabici doonaa warbixin Dhameestiran insha Allah .

Abshir Ahmed

General Director

DNA Global Medical / EU & East African Countreis

One Thought on “DNA GLOBAL MEDICAL IN ADDIS ABEBA”

Comments are closed.